Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 4 maalmood ka hor

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar lagu dhintay oo Xuutiyiintu ka gaysteen Baabul Mandab

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar lagu dhintay oo Xuutiyiintu ka gaysteen Baabul Mandab

Dadka dhintay ayaa saarnaa doon ka timid Salalah oo maraysay meel u dhow Jabuuti markii weerarka lagu qaaday

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali5 maalmood ka hor
Faahfaahin ka soo baxaysa weerar lagu dhintay oo Xuutiyiintu ka gaysteen Baabul Mandab
Dadka dhintay ayaa saarnaa doon ka timid Salalah oo maraysay meel u dhow Jabuuti markii weerarka lagu qaaday
Ka akhri BBC Somali
G
Goobjoog4 maalmood ka hor
Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya Howlgal ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo taageero ka helaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay howlgal ka fuliyay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, sida lagu sheegay war ay soo saartay NISA.
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay