Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Dowladda Itoobiya oo xabsiga dhigtay ku dhawaad 200 oo kamid ah ciidamo MW Xasan Sheekh tababar u soo xiray.

Dowladda Itoobiya oo xabsiga dhigtay ku dhawaad 200 oo kamid ah ciidamo MW Xasan Sheekh tababar u soo xiray.

Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gacanta ku dhigtay, isla markaana magaalada Jigjiga ku ururisay ku-dhawaad 200…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media1 maalin ka hor
Dowladda Itoobiya oo xabsiga dhigtay ku dhawaad 200 oo kamid ah ciidamo MW Xasan Sheekh tababar u soo xiray.
Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gacanta ku dhigtay, isla markaana magaalada Jigjiga ku ururisay ku-dhawaad 200…
Ka akhri Horseed Media
RJ
Radio Jowhar2 saac ka hor
MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya shir heer caalami ah oo ka dhacaya Serbia
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu u ambabaxo dalka Serbia, halkaas oo uu kaga qayb geli doono kulan heer caalami ah oo lagu xusayo 65-guuradii shirkii ugu horreeyay…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.