Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Madaxweyne Xasan Sheekh oo faray Taliska Ciidanka Xoogga Dalka in la laba jibbaariyo howlgallada ka dhanka ah Kooxda AS
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, warbixin faahfaahsan ka siiyay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Madaxweyne Xasan Sheekh oo faray Taliska Ciidanka Xoogga Dalka in la laba jibbaariyo howlgallada ka dhanka ah Kooxda AS
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, warbixin faahfaahsan ka siiyay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗G
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warbixin guud ka dhageystay…
Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.