Safiirkii Itoobiya u fadhiyay Soomaaliya oo Muqdisho ka ambabaxay, ayadoo aan la soo magacaabin Danjire Cusub
Safiirka Itoobiya u qaabilsanaa Soomaaliya, Suleiman Dedefo, ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho kaddib markii uu soo dhammeystay muddo xil-diblomaasiyadeed oo wax yar ka badan hal sano qaadatay.