SM
Shabelle Media Network
· 1 saac ka hor

Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo warbixinno ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya

Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo warbixinno   ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya

MUQDISHO – Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa wajahaya hoos-u-dhac iyo culaysyo isa soo taraya, sida lagu sheegay warbixinno cusub oo ay soo saareen Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika.…