HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 4 ilo · la cusboonaysiiyay 14 saac ka hor
Burcad-badeed Soomaali ah oo sii daayey markabka MV LUTUF ee Turkiga u rarnaa. Burcad-badeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay sii daayeen markabka MV LUTUF, oo wata calanka Cameroon,…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday HM
Burcad-badeed Soomaali ah oo sii daayey markabka MV LUTUF ee Turkiga u rarnaa.
Burcad-badeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay sii daayeen markabka MV LUTUF, oo wata calanka Cameroon,…
Ka akhri Horseed Media ↗ PP
Burcad-badeedda oo lacag madax-furasho ah ka qaatay markabkii u rarnaa Turkiga
Kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka Lutuf ee Turkiga u rarnaa ayaa saaka siidaayay, iyaga oo ka degay xeebta deegaanka Jiifle
Ka akhri Puntland Post ↗ RJ
Turkiga oo xoog ku soo furtay markabka MV LATUF oo ay haysteen Burcadbadeed Soomaali ah
Ciidanka Badda Turkiga oo iskaashi dhow la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo furtay markabka MV LATUF, kaas oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ SG
MV LUTUF freed off Somalia after Turkey pays ransom to Somali pirates
MOGADISHU (Somaliguardian) – A Cameroon-flagged cargo vessel carrying weapons, armored military vehicles and other equipment bound for Turkey’s military base in Mogadishu was released by Somali…
Ka akhri Somali Guardian ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.