RD
Radio Dalsan
· 2 saac ka hor

Soomaaliya Iyo Türkiye Oo Muqdisho Ku Xusay Maalinta Guusha

Soomaaliya Iyo Türkiye Oo Muqdisho Ku Xusay Maalinta Guusha

Soomaaliya iyo Türkiye ayaa Muqdisho ku xusay 104-guurada Maalinta Guusha, iyadoo munaasabadda lagu muujiyay xiriirka iyo iskaashiga sii xoogaysanaya ee labada dal.