Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD oo kormeeray xarunta cusub ee ururka ee Jabuuti

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD oo kormeeray xarunta cusub ee ururka ee Jabuuti

Jabuuti, Jamhuuriyadda Jabuuti – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa magaalada Jabuuti kaga qeybgalay kormeer ay Wasiirrada Arrimaha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD oo kormeeray xarunta cusub ee ururka ee Jabuuti
Jabuuti, Jamhuuriyadda Jabuuti – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa magaalada Jabuuti kaga qeybgalay kormeer ay Wasiirrada Arrimaha…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Somalia FM Joins IGAD Ministers to Inspect New Headquarters Under Construction in Djibouti
DJIBOUTI CITY, Djibouti — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Ali, joined foreign ministers from the Intergovernmental Authority on Development (IGAD)…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD oo kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka xubnaha ka ah Urur-Goboleedka IGAD ayaa magaalada Jabuuti kulan maamuus ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.