Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga oo abaalmarin lagu guddoonsiiyey

Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga oo abaalmarin lagu guddoonsiiyey

Rome, Talyaaniga – Munaasabadda “ECCELLENZE 2026”, oo macnaheedu yahay “Waxqabadka Heerka Sare ee 2026”, laguna qabtay xarunta Baarlamaanka Talyaaniga, ayaa lagu soo bandhigay xiriirka sii kobcaya ee…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga oo abaalmarin lagu guddoonsiiyey
Rome, Talyaaniga – Munaasabadda “ECCELLENZE 2026”, oo macnaheedu yahay “Waxqabadka Heerka Sare ee 2026”, laguna qabtay xarunta Baarlamaanka Talyaaniga, ayaa lagu soo bandhigay xiriirka sii kobcaya ee…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Cumaan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali (Abdisalam Ali), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
A
Allbanaadir
Waa kuma taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya?
Colonel Maxamed Cabdullaahi “Shariif” ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, isagoo xilka kala wareegaya Brigadier General Cabdiwahaab Cumar. Shariif ayaa leh…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.