Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RD
Radio Dalsan
Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka
Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,
Ka akhri Radio Dalsan ↗
A
Allbanaadir
Madasha Afaraad ee Amniga Saybarka Qaranka oo Muqdisho ka furantay.
Madasha Afaraad ee Amniga Saybarka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga furantay magaalada Muqdisho, iyadoo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Jaamacadda…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay