Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka Wada Hadlay Xoojinta Dagaalka Ka dhanka ah Argagixisada

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Robert Flannery, oo ah la-taliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Afrika…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka Wada Hadlay Xoojinta Dagaalka Ka dhanka ah Argagixisada
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Robert Flannery, oo ah la-taliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Afrika…
Ka akhri Goobjoog ↗
RJ
Radio Jowhar
Mareykanka oo ka digay halista Xuutiyiinta iyo qorshahooda Soomaaliya
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa walaac ka muujiyay suurtagalnimada in Xuutiyiinta Yemen ay joogitaan ka sameystaan waqooyiga Soomaaliya, iyagoo xiriir la yeelanaya…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
SM
Uganda iyo Soomaaliya oo Ku Heshiiyay Xoojinta Iskaashiga Milatari iyo Dhaqaale
UGAANDHA – Uganda iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay sii xoojiyaan iskaashigooda milatari ee muddada dheer soo jiray, iyadoo Jeneraal Ibrahim Mohamed Mohamud oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.