AQ
Abdifatah Qasim Mohamud
Wasiirka Warfaafinta (Information Minister) · Federal9 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta

SM
Shabelle Media Network· 11 maalmood ka horWasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing kaga hadlay casriyeynta warbaahinta iyo AI
BEIJING — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Beijing khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 11 maalmood ka horSomalia minister highlights media modernization and AI at Africa-China forum
BEIJING — Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism, Abdifatah Qasim Mohamud, has highlighted his country’s efforts to modernize its media sector and adapt to rapid technological change…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗G
Goobjoog· 11 maalmood ka horSoomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha 7-aad ee Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Beijing uga qeyb galay furitaanka rasmiga ah ee Shirweynaha 7-aad ee…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Shabelle Media Network· 36 maalmood ka horWasiirka Warfaafinta oo kormeeray adeegyada dalxiiska ee Garoonka Aadan Cadde
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud· 37 maalmood ka horWasiirka Warfaafinta oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Dekedda Muqdisho
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu si diirran ugu soo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Shabelle Media Network· 46 maalmood ka horWasiirka Warfaafinta oo saxiixay buugga tacsida ee geerida Amiirkii hore ee dalka Qatar
Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta saxiixay buugga tacsida ee Safaaradda Dowladda Qatar ay…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 48 maalmood ka horWasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Nairobi – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo howlo shaqo u jooga magaalada Nairobi, ayaa maanta booqasho rasmi…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 51 maalmood ka horWasiirka Warfaafinta oo la kulmay hoggaanka SATTA si loo xoojiyo horumarinta dalxiiska iyo duulimaadyada
Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska iyo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 54 maalmood ka horDanjiraha Talyaaniga oo Booqday Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya
Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗