Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 9 maalmood ka hor

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Doha si uu uga qayb gal tacsida Amiirkii hore ee Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, si uu uga qayb galo tacsida Amiirkii hore ee Qatar, Sheekh Xamad Bin…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog11 maalmood ka hor
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Doha si uu uga qayb gal tacsida Amiirkii hore ee Qatar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, si uu uga qayb galo tacsida Amiirkii hore ee Qatar, Sheekh Xamad Bin…
Ka akhri Goobjoog
SM
Shabelle Media Network10 maalmood ka hor
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doha uga Tacsiyadeeyay Amiirka Qatar Geerida Aabihii Amiirkii Hore
Doha – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay kulan kula yeesheen Amiirka…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Shabelle Media Network10 maalmood ka hor
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Tacsi Uga Diray Dowladda Qatar Geerida Amiirkii Hore
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Shabelle Media Network10 maalmood ka hor
Wasiirka Qoyska oo Saxiixday Buugga Tacsida Amiirkii Hore ee Qatar
Islamabad – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa saxiixday buugga tacsida ee loo furay geerida…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Shabelle Media Network9 maalmood ka hor
Wasiirka Warfaafinta oo saxiixay buugga tacsida ee geerida Amiirkii hore ee dalka Qatar
Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta saxiixay buugga tacsida ee Safaaradda Dowladda Qatar ay…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog9 maalmood ka hor
Dawladda Soomaaliya oo ka tacsiyeysay Geerida wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, dowladda iyo shacabka dalkaas, kadib geeridii ku…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.