Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay
Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRD
Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay
Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.
Ka akhri Radio Dalsan ↗RG
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Xisaabtan iyo Qiimeyn Ku Sameeyay Wasiirrada Xukuumadda DanQaran
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay wasiirrada Xukuumadda DanQaran, iyadoo lagu eegayay waxqabadka wasaaradaha iyo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗G
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Yemen oo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda Yemen
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurba-joogta…
Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.