Hadda socda1 ilo · la cusboonaysiiyay

Himilo Qaran oo Xasan Sheekh uga digay weerar ka dhan ah xarumaha mucaaradka

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka digay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu weerar ku qaado xarumaha ay ku sugan yihiin…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
Himilo Qaran oo Xasan Sheekh uga digay weerar ka dhan ah xarumaha mucaaradka
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka digay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu weerar ku qaado xarumaha ay ku sugan yihiin…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.