Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Trump oo cambaareeyay weerarrada Ukraine ku qaadday goobaha sifeynta shidaalka ee Ruushka

Trump oo cambaareeyay weerarrada Ukraine ku qaadday goobaha sifeynta shidaalka ee Ruushka

Okt 16 (Jowhar)- Iyadoo Ukraine ay dib u billowday weerarrada ka dhanka ah kaabayaasha shidaalka ee Ruushka, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si adag u dhaleeceeyay istiraatiijiyaddan,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News
Trump oo cambaareeyay weerarrada Ukraine ku qaadday goobaha sifeynta shidaalka ee Ruushka
Okt 16 (Jowhar)- Iyadoo Ukraine ay dib u billowday weerarrada ka dhanka ah kaabayaasha shidaalka ee Ruushka, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si adag u dhaleeceeyay istiraatiijiyaddan,…
Ka akhri Jowhar News ↗
RJ
Radio Jowhar
Madaxweynaha Ukraine oo difaacay weerarada ay ku hayaan warshadaha Ruushka
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu “kaliya difaacayo danaha Ukraine”, kaddib dhaleeceyn kulul oo uga timid Donald Trump, kaas oo weerarrada cusub ee Kyiv ay ku qaadayso…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
G
Goobjoog
Trump oo Hakiyey Cunaqabateyn Cusub oo Mareykanku ku soo Rogi Lahaa Ruushka
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hakiyey dhaqan-gelinta xirmo cunaqabateyn oo ballaaran oo ka dhan ah Ruushka, taas oo uu bishii hore saxiixay, isaga oo Congress-ka Mareykanka ku wargeliyey…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay