Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Cumar Cabdirashiid oo ka digey colaad ka dhacda Galkacyo.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa dowladda Puntland uga digay in colaad…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Cumar Cabdirashiid oo ka digey colaad ka dhacda Galkacyo.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa dowladda Puntland uga digay in colaad…
Ka akhri Horseed Media ↗G
Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo Puntland uga digay isku dhac ciidan oo ka dhaca Gaalkacyo
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay maamulka Puntland inuu ka waantoobo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo isku dhac ka abuuri kara magaalada Gaalkacyo,…
Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.