← Ku noqo bogga hore Hadda socda 4 ilo · la cusboonaysiiyay 03/10/2026
Eritrea oo ku dhawaaqday inay jareyso xiriirka diblomaasiyadeed ee Itoobiya Asmara, 1 Oktoobar 2026 — Dowladda Eritrea ayaa ku dhawaaqday inay jarayso dhammaan xiriirrada diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Itoobiya, tallaabadan oo muujinaysa inuu sii xumaaday khilaafka u dhexeeya labada…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday G
Eritrea oo ku dhawaaqday inay jareyso xiriirka diblomaasiyadeed ee Itoobiya
Asmara, 1 Oktoobar 2026 — Dowladda Eritrea ayaa ku dhawaaqday inay jarayso dhammaan xiriirrada diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Itoobiya, tallaabadan oo muujinaysa inuu sii xumaaday khilaafka u dhexeeya labada…
Ka akhri Goobjoog ↗ KT
Itoobiya oo eriday diblomaasi Masaari ah xilli dagaalka Tigray uu kusii dhowaanayo Mekelle
Itoobiya ayaa qaaday tallaabo cusub oo diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Masar, iyadoo Addis Ababa ay eriday diblomaasi Masaari ah, tallaabadan oo kusoo beegantay xilli xiriirka labada dal uu sii…
Ka akhri Kaab TV ↗ BS
Eritrea iyo Itoobiya: Xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo marxaladihii uu soo maray
Eritrea: Tan iyo bilowgii xornimadeeda 1991-kii, xiriirkii dhowaa ee ka dhexeeyay labada dal, oo ay sabab u ahaayeen xiriirkii xoogganaa ee ay lahaayeen ururradii labada dhinac ee guulo ka gaaray…
Ka akhri BBC Somali ↗ SM
Ciidamada Itoobiya oo ku sii dhowaanaya Mekelle, iyadoo Itoobiya iyo Ereteriya ay jareen xiriirkoodii
Mekelle, Itoobiya – Maleeshiyaad taageersan dowladda federaalka Itoobiya ayaa sheegay inay ku sii dhowaanayaan magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray, kaddib markii ay sheegeen inay la…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.