← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 02/10/2026
Liibaan Shuluq: Burcad-badeedda ka soo qaxay Puntland ku badbaadimayaan Galmudug Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) oo dowladda federaalka u wadato madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in Burcad-badeedda ka soo qaxay Puntland
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday PP
Liibaan Shuluq: Burcad-badeedda ka soo qaxay Puntland ku badbaadimayaan Galmudug
Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) oo dowladda federaalka u wadato madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in Burcad-badeedda ka soo qaxay Puntland
Ka akhri Puntland Post ↗ G
Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan Oo Shaaciyey Hawlgal Ka Dhan Ah Burcad-Badeedda
Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay in hay’adaha ammaanka Galmudug ay saacadaha soo socda tallaabo ka qaadi doonaan kooxo burcad-badeed ah oo uu sheegay inay ka soo…
Ka akhri Goobjoog ↗ HM
Liibaan Shuluq oo digniin u diray burcad-badeedda ka carartay Puntland ee gaartey Galmudug.
Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee DFS Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq), ayaa sheegay in burcad-badeedda uu…
Ka akhri Horseed Media ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.