Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay

Maraykanka: Xisbiga Dimuqraadiga oo ku guuleystay labada aqal ee Koongareeska

Maraykanka: Xisbiga Dimuqraadiga oo ku guuleystay labada aqal ee Koongareeska

Natiijada hordhaha ah ee doorashada Maraykanka ayaa muujinaysa in xisbiga mucaaradka ah ee Dimuqraadiga uu ku guulaystay doorashada xilliga dhexe

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Maraykanka: Xisbiga Dimuqraadiga oo ku guuleystay labada aqal ee Koongareeska
Natiijada hordhaha ah ee doorashada Maraykanka ayaa muujinaysa in xisbiga mucaaradka ah ee Dimuqraadiga uu ku guulaystay doorashada xilliga dhexe
Ka akhri Puntland Post ↗
BS
BBC Somali
Trump oo dhaleeceeyay Jamhuuriga, balse wuxuu sheegay in Dimuqraadiyiintu ay qabteen 'shaqo wanaagsan'
Wuxuu ku qoray barta Truth Social in Jamhuuriyiintu ay u guuleysan lahaayeen "si aad u weyn" haddii magaciisu uu ka dhex muuqan lahaa warqadda codbixinta.
Ka akhri BBC Somali ↗
HM
Horseed Media
Xisbiga Dimuqraadiga oo la wareegay Aqalka Wakiillada iyo Aqalka Senate-ka, kana adkaaday Jamhuuriyiinta Mareykanka
Xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleystay inuu la wareego gacan-ku-haynta labada aqal ee Congress-ka, Aqalka Wakiillada iyo Aqalka Senate-ka, taas oo dhabar-jab siyaasadeed ku ah…
Ka akhri Horseed Media ↗
KT
Kaab TV
Doorashada Mareykanka: Jabka Donald Trump iyo guusha Dimuqraadiga iyo Soomaalida
Doorashadii dhawaan ka dhacday Mareykanka ayaa dhalisay isbeddello siyaasadeed oo saameyn ku yeeshay xisbiga Jamhuuriga iyo maamulka Madaxweyne Donald Trump. Guusha Dimuqraadiga ayaa sidoo kale…
Ka akhri Kaab TV ↗
A
Allbanaadir
Hogaamiyaha Iran oo ka hadlay Guuuldarada Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka
Hoggaamiyaha sare ee dalka Iiraan, Mojtaba Khamenei, ayaa sheegay in natiijada doorashooyinkii baarlamaanka dhexe ee Mareykanka (Midterm Elections), oo uu xisbiga Jamhuuriga ee Madaxweyne Donald…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.