Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland oo sheegtay in ay lacag la’aan ka dhigayso dugsiyada hoose/dhexe

Puntland oo sheegtay in ay lacag la’aan ka dhigayso dugsiyada hoose/dhexe

Wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shaaciyay in ay dowladdu dhawaan lacag la’aan ka dhigi doonto dugsiyada hoose/dhexe

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Puntland oo sheegtay in ay lacag la’aan ka dhigayso dugsiyada hoose/dhexe
Wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shaaciyay in ay dowladdu dhawaan lacag la’aan ka dhigi doonto dugsiyada hoose/dhexe
Ka akhri Puntland Post
HM
Horseed Media
Puntland oo lacag la’aan ka dhigaysa waxbarashada dugsiyada hoose dhexe.
Xukuumadda Puntland ayaa wadda qorshe ballaaran oo lacag la’aan looga dhigi doono dugsiyada hoose dhexe ee…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.