Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

OCHA oo khariidad cusub ka soo saartay meelaha Soomaaliya ugu nugul fatahaadaha El Niño

Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isku-duwidda Arrimaha Bani’aadantinimada (OCHA) iyo hay’adaha la shaqeeya ayaa aqoonsaday deegaannada Soomaaliya ee sida gaarka ah ugu nugul fatahaadaha la…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
OCHA oo khariidad cusub ka soo saartay meelaha Soomaaliya ugu nugul fatahaadaha El Niño
Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isku-duwidda Arrimaha Bani’aadantinimada (OCHA) iyo hay’adaha la shaqeeya ayaa aqoonsaday deegaannada Soomaaliya ee sida gaarka ah ugu nugul fatahaadaha la…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay