Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Rabshado ka dhex dhacay Diyaaradda Flydubai oo ka duushay Dubai una socotay Israa’iil

Diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda Flydubai, taas oo ka duushay magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta kuna sii jeeday Israa’iil, ayaa si degdeg ah ugu degtay dalka Sacuudiga kadib markii ay la…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Rabshado ka dhex dhacay Diyaaradda Flydubai oo ka duushay Dubai una socotay Israa’iil
Diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda Flydubai, taas oo ka duushay magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta kuna sii jeeday Israa’iil, ayaa si degdeg ah ugu degtay dalka Sacuudiga kadib markii ay la…
Ka akhri Goobjoog ↗
BS
BBC Somali
Maxaan ilaa iyo hadda ka ognahay dhacdada diyaaradda Flydubai?
Duulimaad ka yimid Dubai una socday Tel Aviv ayaa si lama filaan ah loogu weeciyay Sacuudi Carabiya ka dib markii mid ka mid ah duuliyaasha uu mindi ku dhuftay kii kale, "si muuqatana uu iskugu dayay…
Ka akhri BBC Somali ↗
HM
Horseed Media
Diyaarad flydubai ah oo ku wajahneyd Tel Aviv oo loo weeciyay Sacuudiga kadib rabshad ka dhacday qolkii duuliyayaasha
Diyaarad ay leedahay shirkadda flydubai oo ka duushay Dubai kuna sii jeeday Tel Aviv ayaa Arbacadii si degdeg ah ugu degtay Sacuudiga, kadib markii uu dagaal ka dhex qarxay qolkii duuliyayaasha.…
Ka akhri Horseed Media ↗
RD
Radio Dalsan
Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay
Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.
Ka akhri Radio Dalsan ↗
G
Goobjoog
Dhacdo Dhab Ah Mise Masrax Siyaasadeed? Shakiga Sii Kordhaya oo Ku Gadaaman Dhacdadii Flydubai
Kaddib wararka sheegaya in iska-horimaad ka dhacay qolka duuliyeyaasha ee diyaarad Flydubai ah oo ku sii jeedday Tel Aviv, halkaas oo kaaliyaha duuliyaha lagu eedeeyey inuu mindi ku dhuftay kabtanka,…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.