Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta baaqday

Fadhigii maanta qorsheysnaa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaqday, kaddib markii Xildhibaanada loo diray farriin lagu wargelinayo in kulankii loo qorsheeyay aan la qaban…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta baaqday
Fadhigii maanta qorsheysnaa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaqday, kaddib markii Xildhibaanada loo diray farriin lagu wargelinayo in kulankii loo qorsheeyay aan la qaban…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Fadhigii Golaha Shacabka oo mar kale baaqday
Fadhigii maanta qorsheysnaa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaqday, kaddib markii Xildhibaanada loo diray farriin lagu wargelinayo in kulankii la qorsheeyay aan la qaban…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.