Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Kenya oo Arusha ku kulmay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Kenya oo Arusha ku kulmay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Kulan la Yeeshay Dhiggiisa Kenya
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddoonnada Baarlamaannada Bariga Afrika
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Guddoonnada Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC), Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac),…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.