Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Arusha, Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Arusha, Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaas oo uu…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Arusha, Tanzania
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaas oo uu…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo Arusha ku Soo Dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Arusha, Tanzania – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa magaalada Arusha ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings
ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament’s House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac” and his delegation to the…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
G
Goobjoog
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Guddoonka Baarlamaannada EAC
Arusha, Tanzania – 2 Oktoobar 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.