HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 14 saac ka hor
Puntland oo shaacisay saraakiil ay ku qabatay xerada PSF ee Gaalkacyo Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka berri magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeyay ciidamdeeda iyo ciidamada PSF
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday PP
Puntland oo shaacisay saraakiil ay ku qabatay xerada PSF ee Gaalkacyo
Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka berri magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeyay ciidamdeeda iyo ciidamada PSF
Ka akhri Puntland Post ↗ RJ
Puntland oo shaacisay Natiijada Hawlgalkii Gaalkacyo, Boqolaal askari iyo Saraakiil la qabtay
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa sheegay inay si guul leh u soo gabagabeeyeen hawlgal amni oo qorshaysnaa oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo lagu bartilmaameedsaday kooxo hubaysan oo ay ku…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.