Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Harry Kane oo ku guuleystay Ballon d’Or 2026

Harry Kane oo ku guuleystay Ballon d’Or 2026

Harry Kane, kabtanka xulka qaranka Ingiriiska iyo weeraryahanka kooxda Bayern Munich, ayaa ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or 2026, kaddib xilli ciyaareed heer sare ah.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Harry Kane oo ku guuleystay Ballon d’Or 2026
Harry Kane, kabtanka xulka qaranka Ingiriiska iyo weeraryahanka kooxda Bayern Munich, ayaa ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or 2026, kaddib xilli ciyaareed heer sare ah.
Ka akhri Horseed Media ↗
PP
Puntland Post
Xidig u dhashay Ingiriiska oo ku guuleystay abaarinta kubadda cagta ee Ballon d’Or
Weeraryahanka reer Ingiriis ee Harry Kane ayaa ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or ee ciyaaryahanka ugu wanaagsan kubadda cagta sanadka 2026.
Ka akhri Puntland Post ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.