Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

NISA oo sheegtay in Saddex horjooge lagu diley howlgal ka dhacay Maxaas

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeeda oo taageero ka helaya saaxiibada caalamka, ay 12-kii Agoosto howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog5 saac ka hor
NISA oo sheegtay in Saddex horjooge lagu diley howlgal ka dhacay Maxaas
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeeda oo taageero ka helaya saaxiibada caalamka, ay 12-kii Agoosto howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Ka akhri Goobjoog
SM
NISA oo sheegtay inay howlgal ku dishay saddex horjooge oo tirsanaa Al-Shabaab ah
Maxaas – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kaas oo…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
NISA says three Al-Shabaab commanders killed in Hiiraan operation
MAHAAS, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) said that it had killed three senior Al-Shabaab commanders and seriously wounded another in a planned operation in Maxaas…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay