Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Puntland: Burcad-badeed dishay shaqaale u dhashay Pakistan
Howlgalkii ay Puntland ku qaaday markabka Honour 25 oo ay haysatay koox Burcad-badeed ah ayaa sababay dhimashada qaar ka mid
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayPP
Puntland: Burcad-badeed dishay shaqaale u dhashay Pakistan
Howlgalkii ay Puntland ku qaaday markabka Honour 25 oo ay haysatay koox Burcad-badeed ah ayaa sababay dhimashada qaar ka mid
Ka akhri Puntland Post ↗G
Burcad-badeed Soomaali Ah Oo Dishay Shan Shaqaale Oo Saarnaa Markab Calanka Palau Ku Goosha
GAROOWE (Goobjoog News) — Burcad-badeed Soomaali ah ayaa dishay shan shaqaale oo saarnaa markabka shidaalka qaada ee MT Honour 25, ka hor inta aysan ciidamada Puntland soo furin markabka, sida…
Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.