HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Dagaal Culus oo Ka Socda Baydhabo, Shacabna Bilaabay inay Ka Barakacaan Qaar ka mid ah Xaafadaha Baydhabo – Dagaal culus ayaa saakay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta ke meel gaar ah u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo weli xaafado ka tirsan magaalada laga maqlayo dhawaqa…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday SM
Dagaal Culus oo Ka Socda Baydhabo, Shacabna Bilaabay inay Ka Barakacaan Qaar ka mid ah Xaafadaha
Baydhabo – Dagaal culus ayaa saakay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta ke meel gaar ah u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo weli xaafado ka tirsan magaalada laga maqlayo dhawaqa…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ RJ
Dagaal culus oo saaka ka socda Baydhabo
Dagaal qaraar ayaa aroornimadii hore ee saaka ka bilowday daafaha magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, kaas oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo daacad u ah…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.