HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
DFS oo war ka soo saartay dagaal saaka ka dhacay Magaalada Baydhabo. Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ciidamadu ayaa aroornimadii 17-ka Agoosto fashiliyay weerar…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday HM
DFS oo war ka soo saartay dagaal saaka ka dhacay Magaalada Baydhabo.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ciidamadu ayaa aroornimadii 17-ka Agoosto fashiliyay weerar…
Ka akhri Horseed Media ↗ JN
Wasaarada Gaashaandhigga oo war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Baydhabo
Aug 17 (Jowhar)-Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Koofurgalbeed. War Saxaafadeed ka soo baxay wasaarada…
Ka akhri Jowhar News ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.