Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 55 daqiiqo ka hor

Ciidanka XDS oo sheegay inay fashiliyeen weerar lagu qaaday Baydhabo

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Baydhabo, oo ah caasimadda ku-meelgaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog5 saac ka hor
Ciidanka XDS oo sheegay inay fashiliyeen weerar lagu qaaday Baydhabo
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Baydhabo, oo ah caasimadda ku-meelgaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Ka akhri Goobjoog
SM
Taliska Baydhaba ee Ciidanka Dowladda oo Sheegay inay Fashiliyeen Weerar lagu soo qaaday Magaaladaasi
Baydhabo – Dagaal culus ayaa saakay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay sheegeen inay fashiliyeen weerar ay soo…
Ka akhri Shabelle Media Network
RG
Radio Galgaduud55 daqiiqo ka hor
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegtay in la fashiliyey weerarro ay soo qaadeen ciidamo ka amar qaata Laftagareen
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay in Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay si buuxda u fashiliyeen weerar ay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab saaka ku qaadeen magaalada Baydhaba ee…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay