G
Goobjoog
· 2 saac ka horAmni

Ciidanka Xoogga oo sheegay in 30 maleeshiyaad ah lagu dilay weerarkii ka dhacay Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay fashiliyeen weerar ay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo kuwa taabacsan Cabdicasiis Laftagareen ku qaadeen magaalada Baydhabo