Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

Ciidanka Xoogga oo sheegay in 30 maleeshiyaad ah lagu dilay weerarkii ka dhacay Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay fashiliyeen weerar ay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo kuwa taabacsan Cabdicasiis Laftagareen ku qaadeen magaalada Baydhabo

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog10 saac ka hor
Ciidanka Xoogga oo sheegay in 30 maleeshiyaad ah lagu dilay weerarkii ka dhacay Baydhabo
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay fashiliyeen weerar ay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo kuwa taabacsan Cabdicasiis Laftagareen ku qaadeen magaalada Baydhabo
Ka akhri Goobjoog
BS
BBC Somali3 saac ka hor
Ciidamada weeraray Baydhabo oo ka hadlay waxa ay ka ogaayeen weerarkii al-Shabaab ee xerada milatariga Soomaaliya
Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay dagaal culus oo saaka ka qarxay hareerraha iyo gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, sida ay BBC-da u sheegeen…
Ka akhri BBC Somali
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay