Hadda socda1 ilo · la cusboonaysiiyay

Dabaq ku dumay Xaafada Islii-Nairobi iyo dad ku hoos jira burburka

Wararka laga helayo xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, oo ay si weyn u deggan yihiin Soomaalida, ayaa sheegaya in uu dumay dhisme dabaq ah oo ku yaalla xaafaddaas, taas oo ka tirsan degmada…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Dabaq ku dumay Xaafada Islii-Nairobi iyo dad ku hoos jira burburka
Wararka laga helayo xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, oo ay si weyn u deggan yihiin Soomaalida, ayaa sheegaya in uu dumay dhisme dabaq ah oo ku yaalla xaafaddaas, taas oo ka tirsan degmada…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay