KT
Kaab TV
·

Kenya: 11 qof oo la la’yahay kaddib markii dabaq ku dumay xaafadda Islii

Dadaallada lagu baadi-goobayo dad la rumeysan yahay inay ku hoos jiraan dhisme dabaq ah oo ku dumay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, Kenya, ayaa weli socda, iyadoo la sheegay in ilaa 11 qof aan…