Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 maalin ka hor

Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qaybta kaydinta badeecadaha dekedda Garacad

Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qaybta kaydinta badeecadaha dekedda Garacad

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday Garacad ayaa maanta kormeer ku tagay dekedda, isagoo xarigga ka jaray

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post1 maalin ka hor
Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qaybta kaydinta badeecadaha dekedda Garacad
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday Garacad ayaa maanta kormeer ku tagay dekedda, isagoo xarigga ka jaray
Ka akhri Puntland Post
HM
Horseed Media1 maalin ka hor
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray dekedda Garacad.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda Garacad, isagoo xariggaa…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay