Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Beesha Caalamka oo la sheegay in ay soo Gabagabeysay Wadatashiyada ku saabsan Doorashada Soomaaliya

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in daneeyayaasha beesha caalamka ay gabagabeynayaan wada-tashiyo ay toddobaadyadii lasoo dhaafay la yeesheen siyaasiyiinta Soomaaliya ee doonaya inay u tartamaan xilka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar1 maalin ka hor
Beesha Caalamka oo la sheegay in ay soo Gabagabeysay Wadatashiyada ku saabsan Doorashada Soomaaliya
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in daneeyayaasha beesha caalamka ay gabagabeynayaan wada-tashiyo ay toddobaadyadii lasoo dhaafay la yeesheen siyaasiyiinta Soomaaliya ee doonaya inay u tartamaan xilka…
Ka akhri Radio Jowhar
RD
Radio Dalsan1 saac ka hor
Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya
Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,
Ka akhri Radio Dalsan
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay