Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho Kula Kulmay Madaxa EUCAP Somalia

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho Kula Kulmay Madaxa EUCAP Somalia

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Hawlgalka Midowga Yurub ee Kobcinta Awoodda…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud1 maalin ka hor
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho Kula Kulmay Madaxa EUCAP Somalia
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Hawlgalka Midowga Yurub ee Kobcinta Awoodda…
Ka akhri Radio Galgaduud
SM
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Madaxa Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay
Muqdisho – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Southwest State leader meets UN officials in Mogadishu
MOGADISHU – Southwest State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe met senior United Nations officials in Mogadishu to discuss the situation in the region and cooperation on political, security and…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay