Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo shahaadooyinka musharraxnimo guddoonsiiyay laba xildhibaan

Guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xarunta golayaasha ee Villa Hargeysa, halkaas oo lagu bixiyay shahaadooyinka musharraxnimo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog5 saac ka hor
Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo shahaadooyinka musharraxnimo guddoonsiiyay laba xildhibaan
Guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xarunta golayaasha ee Villa Hargeysa, halkaas oo lagu bixiyay shahaadooyinka musharraxnimo…
Ka akhri Goobjoog
RG
Radio Galgaduud2 saac ka hor
Laba Xildhibaan oo Shahaadooyinka Musharraxnimada Guddoomiyaha Golaha Shacabka La Guddoonsiiyey
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xafiiskiisa oo ku yaalla xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa,…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay