Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Maxaa ka jira in Qarax uu ka dhacay Hargeysa?

Hargeysa – Caawa abbaaro 7:00 fiidnimo ayaa bambo-gacmeed ku qaraxday goob ay fadhiyeen laba askari oo ka tirsan ciidamada milatariga maamulka Somaliland, sida lagu sheegay war kasoo baxay Taliska Ciidanka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog14 saac ka hor
Maxaa ka jira in Qarax uu ka dhacay Hargeysa?
Hargeysa – Caawa abbaaro 7:00 fiidnimo ayaa bambo-gacmeed ku qaraxday goob ay fadhiyeen laba askari oo ka tirsan ciidamada milatariga maamulka Somaliland, sida lagu sheegay war kasoo baxay Taliska Ciidanka…
Ka akhri Goobjoog
PP
Puntland Post5 saac ka hor
Somaliland oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Hargeysa
Somaliland ayaa sheegtay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Hargeysa uu ahaa bombo-gacmeed ka dhacday askari. War-saxaafadeed ka soo baxay
Ka akhri Puntland Post
JN
Jowhar News2 saac ka hor
Maamulka Soomaaliland oo ka hadlay qarax ka dhacay Hargeysa
Aug 08 (Jowhar)-UMaamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray qarax xalay ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la magac baxay Somaliland. War ka soo baxay Ciidamada Booliska Maamulka…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay