Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka Soomaaliya iyo Turkiga oo tababar u soo xiray Guutada 21-aad ee Gorgor

Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka Soomaaliya iyo Turkiga oo tababar u soo xiray Guutada 21-aad ee Gorgor

Manisa – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid), iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga, General Metin Tokel, ayaa magaalada…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka Soomaaliya iyo Turkiga oo tababar u soo xiray Guutada 21-aad ee Gorgor
Manisa – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid), iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga, General Metin Tokel, ayaa magaalada…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog3 saac ka hor
Taliska Ciidanka Dhulka Soomaaliya iyo saraakiil oo Turki Tababar U Soo Xiray Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Kumaandooska
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid), iyo Taliyaha Ciidamada Jamhuuriyadda Turkiga, Jeneraal Metin Tokel, ayaa maanta magaalada Manisa ee dalka Turkiga ka…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News2 saac ka hor
Ciidamo Soomaali ah oo tababar loogu soo xirey dalka Turkiga
Aug 08 (Jowhar)-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga, Jeneraal Metin Tokel, ayaa…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay