Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Madaxweynaha Puntland oo saaka gaarey Magalada Galkacyo.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa aroornimadii hore ee saaka gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Madaxweynaha Puntland oo saaka gaarey Magalada Galkacyo.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa aroornimadii hore ee saaka gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta…
Ka akhri Horseed Media ↗PP
Madaxweyne Deni oo gaaray Gaalkacyo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, isaga oo xalay guure kaga baxay
Ka akhri Puntland Post ↗JN
Madaxweyne Deni oo gaaray magaalada Gaalkacyo
Aug 08 (Jowhar)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, isaga oo xalay ka soo tagay magaalada Garoowe. Siciid Cabdulaahi…
Ka akhri Jowhar News ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.