Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor
Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRD
Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,
Ka akhri Radio Dalsan ↗RG
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn ee Belgrade
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia.…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.