Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale

Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale

Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali19 saac ka hor
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Ka akhri BBC Somali
G
Goobjoog17 saac ka hor
Garsoore Mareykan ah oo laashay hakintii fiisooyinka 75 dal oo Soomaaliya ku jirto
Garsoore ka tirsan Maxkamadda Federaalka Mareykanka ee Manhattan, Jeannette Vargas, ayaa Jimcihii 21-ka Agoosto 2026 laashay siyaasaddii maamulka Madaxweyne Donald Trump ee hakisay hab-socodka…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News3 saac ka hor
Maraykanka oo xayiraada ka qaaday fiisaha Baasaboorka Soomaaliya
Aug 23 (Jowhar)-Dowladda Maraykanka ayaa xayiraadda Fiisaha ka qaadday Baasaboorka Soomaaliya kaddib markii go’aankaas uu ku dhawaaqday Garsoore Janet Vargas oo tallaabo sharci darro ah kana hor…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay