Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Dagaalka Baydhabo oo galay weji cusub ka dib markii la adeegsaday diyaaradaha qaraxyada sida

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa gashay weji cusub oo dagaal, kaddib markii ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ay magaalada kusoo galeen iyagoo wata ku dhowaad 3,000…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Dagaalka Baydhabo oo galay weji cusub ka dib markii la adeegsaday diyaaradaha qaraxyada sida
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa gashay weji cusub oo dagaal, kaddib markii ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ay magaalada kusoo galeen iyagoo wata ku dhowaad 3,000…
Ka akhri Goobjoog ↗
KT
Kaab TV
Baydhabo oo saaka dib ugu soo laabanaysa dhaqdhaqaaqii caadiga ahaa kadib dagaalkii shalay
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa saaka laga dareemayaa dhaqdhaqaaq kooban, kadib dagaal xooggan oo shalay ka dhacay magaalada. Subaxnimadii maanta waxaa magaalada ka muuqda dad iyo…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay