Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Koonfur Galbeed oo sheegtay in dagaalkii Baydhabo lagu dilay in ka badan 70 xubnood oo Al-Shabaab ah

Baydhabo – Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo lagu dilay in ka badan 70 xubnood oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Koonfur Galbeed oo sheegtay in dagaalkii Baydhabo lagu dilay in ka badan 70 xubnood oo Al-Shabaab ah
Baydhabo – Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo lagu dilay in ka badan 70 xubnood oo…
Ka akhri Goobjoog ↗
HM
Horseed Media
Koonfur Galbeed oo sheegtay inay Baydhabo ku disho 70 kamid ah Alshabaab.
Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ammaanka ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka…
Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay