Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar la sheegay in lagu qaaday guriga Taliyihii hore ee Asluubta Soomaaliya

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar duqayn ah oo la sheegay in lagu bartilmaameedsaday guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan Taliye Shub, kuna yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar la sheegay in lagu qaaday guriga Taliyihii hore ee Asluubta Soomaaliya
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar duqayn ah oo la sheegay in lagu bartilmaameedsaday guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan Taliye Shub, kuna yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Ka akhri Goobjoog
SM
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ka badbaaday duqeyn lagu qaaday guriiisa
Doolow – Guri uu degmada Doolow ka deganaa Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa la sheegay in duqeyn lala beegsaday, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in diyaarad ay guriga ku…
Ka akhri Shabelle Media Network
BS
BBC Somali
Qaramada Midoobay oo sheegtay in dagaal-yahanno shisheeye ay huriyaan dagaalka Suudaan iyagoo sii maraya dalal ay Soomaaliya ka mid tahay
Caddeymahana waxay muujinayaan in labada dhinacba ay fuliyeen weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah oo sababay dhimashada rayid isla markaana waxyeelleeyay isbitaallo, iskuullo, suuqyo iyo…
Ka akhri BBC Somali
SM
Former Somali Prisons Chief Wounded in Dolow Air Strike, South West Blames Turkey
DOLOW, Somalia — A former commander of Somalia’s prison service was wounded and a girl was killed when an air strike hit a house he was staying in in the southwestern town of Dolow, according to…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Qaramada Midoobay oo Boosaaso oo sheegtay Marin Loo Adeegsaday Taageerada Ciidamada RSF ee Suudaan
Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa magaalada Boosaaso ku xustay inay ka mid ahayd marinnada ay adeegsadeen shabakado caalami ah oo lagu taageerayay Ciidamada Gurmadka Degdegga ah…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay