← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 29/09/2026
Puntland oo weerartay markab kale oo haysatay Burcad-badeed Puntland ayaa sheegtay in ay weeraray markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan ku haysteen
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday PP
Puntland oo weerartay markab kale oo haysatay Burcad-badeed
Puntland ayaa sheegtay in ay weeraray markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan ku haysteen
Ka akhri Puntland Post ↗ SM
Puntland oo toddobaadyo gudahood ku soo furtay markab ay afduubteen burcad-badeed
BOOSAASO – Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xeebaha deegaanka Dharin-baar ee degmada Bandar-beyla, halkaas oo ay ku soo badbaadiyeen markabka MT HONOUR…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ G
Ciidamada puntland oo soo furtay markab ay burcad-badeed ku qabsatay xeebaha Maamulkaas
Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa sida lagu sheegay wararka kasoo baxaya Puntland gacanta ku dhigay markabka MTHonour, kaas oo koox burcad-badeed ah ay muddo ku haysteen xeebaha degmada Bandarbayla ee gobolka Bari.
Ka akhri Goobjoog ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.